Home Chi siamo Galleria foto Galleria video Contatti

Benvenuti su “Janaale.com”!

titolo

set 27, 2011 1 Comment by admin
News Read more

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Somaliland ay ka mid tahay maamullada ka jira Soomaaliya

set 27, 2011 No Comments by admin

    Talaado, September 27, 2011 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay howlaha horyaalla xukuumadda iyo aragtida dowladda ee ku wajahan gooni isu-taagga Somaliland. Dr C/weli Gaas, wuxuu sheegay inay ka go’an tahay muddada halka sano ah ee [...]

News Read more

AFHAYEENKA AL-SHABAAB: “Cid walba oo gargaaraysa dadka Soomaaliyeed Muslim iyo cid kaleba waan soo dhaweynaynaa”

lug 06, 2011 No Comments by admin

Arbaco, July 06, 2011 (HOL) – Afhayeenka guud Xarrakada Mujaahidiinta Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo saacado ka hor shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan cid walba oo gacan siinaysa shacabka Soomaaliyeed ee dhibaateysan. Sheekh Cali Dheere, ayaa sidoo kale shirkiisa jaraa’id ku sheegay inay sameeyeen guddi ka [...]

News Read more